Taliyaha cusub ee ciidanka Xoogga dalka oo sameeyey kormeerkii ugu horeeyey (Daawo Sawirro)

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indho-Qarshe ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii la magacaabay wuxuu kormeer ku tagay isbitaalka Xoogga Dalka, isagoo u kuur-galayay xaaladda iyo habsami u socodka Howlaha Cisbitaalka. Taliyaha Ciidanka xoogga ayaa kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee cisbitaalka, iyadoo ay ka socdeen shaqo … Continue reading Taliyaha cusub ee ciidanka Xoogga dalka oo sameeyey kormeerkii ugu horeeyey (Daawo Sawirro)